Skip to content Skip to main navigation Skip to footer

Digreetada Dhaqan-gelinta Habraaca Diiwaangelinta Ma’duunka iyo Fulinta Guurka

 

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay digreetada dhaqan-gelinta Habraaca Diiwaangelinta Ma’duunka iyo Fulinta Guurka. Habraacani wuxuu qeexayaa shuruudaha iyo nidaamka diiwaangelinta ma’duunka iyo fulinta guurka.

Hoos ka akhriso ama kala soo deg dukumentiga rasmiga ah.

Digreeto Dhaqan gelinta Habraaca Diiwaan gelinta Ma’duunka iyo F

0 Comments

There are no comments yet

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *