Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo Baydhabo gaaray

May be an image of 7 people, people standing and outdoors
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo ay kamid yihiin howlwadeenada wasaarada, UNDP in Somalia iyo United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Waxaa magalada Baydha kusoo dhaweeyay masuuliyinta wasaarada Caddaaladda oo ugu horeeyo wasiirka wasaaradaas.
Ujeedka socdaalka ayaa ah in meel leysla dhigo qorshaha lagu qabyo tirayo laguna howlgalinayo xabsiga cusub ee laga furi doono magalda Baydhabo.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top