Author name: moj

FURSAD SHAQO/ JOB OPPRTUNITY

TERMS OF REFERENCE (ToR) I. Position Information MoJCA PROCESS NUMBER MOJCA0006 Post title National Consultant for Justice Sector Strategy Development, Status Local Consultant, 1 position Reports to Permanent secretary of the Ministry of Justice and Constitutional Affairs or whomever he/she assigns to. Estimated duration 30 working days between November & December 2023, with extension from …

FURSAD SHAQO/ JOB OPPRTUNITY Read More »

Wasiirul dowlaha wasaaradda cadaaladda iyo arimaha dastuurka oo soo xirtey munasabad looga hadlaayay dhameystirka dastuurka

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝟐𝟔-𝐬𝐞𝐩𝐭-𝟐𝟎𝟐𝟑: Munaasabadda oo diiradda lagu saaray dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta si habsami leh loo soo gabagabeeyay. Kulanka ayaa waxaa hormuud ka ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Marwo Muumino Shiekh Cumar waxaana goob joog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda waxaa kulanka ka …

Wasiirul dowlaha wasaaradda cadaaladda iyo arimaha dastuurka oo soo xirtey munasabad looga hadlaayay dhameystirka dastuurka Read More »

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo Baydhabo gaaray

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo ay kamid yihiin howlwadeenada wasaarada, UNDP in Somalia iyo United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa magalada Baydha kusoo dhaweeyay masuuliyinta wasaarada Caddaaladda oo …

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo Baydhabo gaaray Read More »

shirka sadax biloodlaha ah ee arrinaha Caddaaladda iyo Caruurta

Agaasimaha Guud ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Axmed Ismacil Xuseen ayaa maanta furay shirka sadax biloodlaha ah ee arrinaha Caddaaladda iyo Caruurta oo ay ku kulmaan dhamaan hay’adaha dowlada kuwa ay quseyso iyo bahwadaagtooda shirkaad oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Gender-ka iyo Ilaalinta Caruurta. Shirkaan ayaa ahaa kii sadaxaad waxaa kasoo …

shirka sadax biloodlaha ah ee arrinaha Caddaaladda iyo Caruurta Read More »

Magcaabista xubnaha gudiga madaxa banan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka BFS xubnaha gudiga madaxa banan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG ah oo ay dhawaan ay soo gudbiyeen golaha wasiirada XFS. Xubnahan oo ka kooban shan xubnood ayaa golaha waxay u qaadeen cod ayagoona ku ansixiyay cod aqlabiyad ah iyadoo …

Magcaabista xubnaha gudiga madaxa banan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG Read More »

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay dhigiisa Boqortooyadda Sacuudi mudane Waliid Bin Mohamed. Wasiirka ayaa magalda Riyad kaga qeyb galaya shirka caalamiga ah ee Cadaaladda oo ay qaban …

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi Read More »

Xogahayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan Xassan ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga Farsamada ee diyaarinta Qorshe-howleedka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka

Xogahayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan Xassan ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga Farsamada ee diyaarinta Qorshe-howleedka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka kaas oo lagu tifaftirayay qorshaha sanadlaha ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo ay soo diyaariyeen Guddiga Farsamada ee loo xilsaaray. Xoghayaha ayaa dood kala …

Xogahayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan Xassan ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga Farsamada ee diyaarinta Qorshe-howleedka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Read More »

Shir sanadeedka Garsoorka oo maanta Muqdisho Ka furmay kaas oo diiradda lagu saaray Federaalaynta Garsoorka.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay shir sanadeedka Garsoorka oo maanta Muqdisho Ka furmay kaas oo diiradda lagu saaray Federaalaynta Garsoorka. Wasiirka oo kalmad ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in ay muhiim tahay Federaalaynta garsoorka si loo daadejiyo adeegyada Cadaaladda ay u baahanyihiin dadwaynaha. Wasiirka …

Shir sanadeedka Garsoorka oo maanta Muqdisho Ka furmay kaas oo diiradda lagu saaray Federaalaynta Garsoorka. Read More »

Kusimaha Raysal-Wasaaraha Ahna Raysal-Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS isaga oo kulan la qaatay Hoggaanka sare ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Kusimaha Raysal-Wasaaraha Ahna Raysal-Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS isaga oo kulan la qaatay Hoggaanka sare ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Marwo Mumino Sheikh …

Kusimaha Raysal-Wasaaraha Ahna Raysal-Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS isaga oo kulan la qaatay Hoggaanka sare ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda mudane Faysal Aadan Xassan iyo qaar ka mid ah agaasime Waaxeedyada ayaa maanta hortagay Guddiga Garsoorka, Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta Aqalka Sare BJFS iyagoo uga warbixiyay howlaha Hortabinta u leh Wasaaradda …

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Read More »

Scroll to Top