Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS ayaa maanta ka qeyb-galay shirka Kala-Guurka Qaran (STP) oo Muqdisho lagu qabtay.
Wasaaradda Cadaaladda oo qeyb ka ah qorshaha Amniga iyo Cadaaladda ayaa bogaadisay dib-u-habeynta lagu sameeyey STP oo howl galka AMISOM, haatan noqon doona ATMIS, kaasoo gogol xaar u noqon doona sidii Dalka Soomaaliya u hanan laheyd Amniga Guud ee Dalka.
Cadaaladdu waxay udub dhexaad u tahay nolosha aadana, goobaha laga xoreeyey kooxaha argagixisada, haraadiga gocasho ay ku reebaan waxay u baahan tahay dib u xasilin waarta iyo nabad kusoo dabbaalid si ay u sahlanaato nolosha.
Wasiirka Cadaaladda ayaa uga mahadceliyey howl wadeennada iyo saaxiibada beesha caalamka ka taageerey qorshahaas kala guurka ah.
+2
2

Leave a Reply

Your email address will not be published.