๐๐จ๐๐จ๐๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐:
- Munaasabaddu waxay caddayn u ahayd sida ay dowladda federaalka ah uga go’an tahay adkeynta aasaaska is-af-garadka, nabadda, iyo soo bandhigidda nidaamka dowladnimo ee Soomaaliya iyo heerarkeeda kala duwan.
- Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda ayaa daah furay munaasabadda, isagoo adkeeyay muhiimadda ay raโyiga dadweynaha u leedahay qaabeynta dastuurka KMG.
- Marti sharafta ka hadashay madasha waxaa ka mid ahaa wasiiro ka socday dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka iyo wakiilo ka socday guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka.
- Khubaradu waxay bixiyeen aragti taariikhi ah oo ku saabsan kobcinta dastuurka Soomaaliya.
- Dood-cilmiyeed ayaa looga hadlay caqabadaha, fursadaha, iyo talooyinka muhiimka ah ee dib-u-eegista dastuurka, iyadoo xoogga la saarayo doorka lama huraanka ah ee ka qaybgalka dadweynaha iyo is-afgaradka daneeyayaasha.
- Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Prof. Jawaari, ayaa ka sheekeeyay taariikhdii dastuurka ee Soomaaliya.

FURSAD SHAQO/ JOB OPPRTUNITY
TERMS OF REFERENCE (ToR) I. Position Information MoJCA PROCESS NUMBER MOJCA0006 Post title National Consultant for Justice Sector Strategy Development, Status Local Consultant, 1 position

Wasiirul dowlaha wasaaradda cadaaladda iyo arimaha dastuurka oo soo xirtey munasabad looga hadlaayay dhameystirka dastuurka
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐๐-๐ฌ๐๐ฉ๐ญ-๐๐๐๐: Munaasabadda oo diiradda lagu saaray dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta si habsami leh loo soo gabagabeeyay.

Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo Baydhabo gaaray
Wafdi uu hogaaminayo Xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Feysal Adan oo ay kamid yihiin howlwadeenada wasaarada, UNDP in Somalia

shirka sadax biloodlaha ah ee arrinaha Caddaaladda iyo Caruurta
Agaasimaha Guud ee wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Axmed Ismacil Xuseen ayaa maanta furay shirka sadax biloodlaha ah ee arrinaha Caddaaladda iyo Caruurta

Magcaabista xubnaha gudiga madaxa banan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG
Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka BFS xubnaha gudiga madaxa banan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi