Home » Shaqada Wasaaradda

Shaqada Wasaaradda

MAS’UULIYADAHA WASSARADDA 

  1. Qoritaanka, Horumarinta iyo Hirgelinta siyaasadaha sharciyadda.
  2. Dayactirka, jaangoyn, iyo Casriyeynta xafiisyada, maamulka iyo shaqaalaha ee wasaarada.
  3. Ilaalinta Hantida wasaarada iyo dib u raadinta kuwa la la’yahay
  4. Dabagalka hashiisyadii quseeyey wasaaradda
  5. Soo jeedinta siyaasadaha ku saabsan wasaaradda.
  6. Qoritaanka iyo soo bandhiga warbixin xilliyeed ee caadiga ah oo ku saabsan wasaaradda.
  7. Hagaajinta iskaashiga dhexdooda hay’adaha garsoorka dalka iyo kuwa caalamiga ah
  8. Fulinta caddaaladda iyo xukunka sharciga
  9. Soo jeedinta sharciyada iyo xubnaha guddiyada kala duwan sida:
    • Guddiga Adeegyada Garsoorka
    • Guddiga Qaranka ee Ombudsman.
    • Guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa
  10. Diyaarinta siyaasadaha iyo shuruucda dayactirka dhisida iyo xabsiyadda
  11. Diyaarinta xarunta agoonta.
  12. Diiwaangelinta, qoritaanka sharciga yaqaanadda iyo Nootaayoonkooda.
  13. Soo jeedinta xabsi iyo cafis muwadin la xukumay.
  14. Kormeerka iyo horumarinta  xarumaha asluubta dadka maxbuus ku ah ee  dalka
  15. Diyaarinta nidaamka iskaashiga u dhaxeeya maxkamadaha Federaalka iyo  maamul goboleedyadda.