Home » Himilo iyo Aragti

Himilo iyo Aragti

HIMILADA

  1. In lagu hogaamiyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed wadada cadaaladda si loo wada siman yahay
  2. In la abuuro hab-nidaam- soo celinya kalsoonida guud ee bulshada taasoo la xiriirta caddaalada, looguna adeego bulshadda si siman.

ARAGTIDDA

  1. In ay ka shaqayso si joogta ah tayeenta muwaadiniinta soomaaliyeed, una sinaadaan cadaaladda iyo shuruucda laxiriirta wadanka, helaana xaqoodooda, karaamadooda, iyo nabadgalyadooda.
  2. Ka sahaqaynta soo celinta nidaamaka iyo waliba abuurid deegaan xasiloon oo lagu meelmariyo shuruucda wadanka
  3. Xoojinta iyo baahinta maamul wanaaga iyo diimuqraadiyadda, xuquuqul insaanka,  iyo hormarinta siyaasaadka la xiriira arimahaas, taas oo xoojinaysa muwaadiniitu in ay helaan xuquuqdooda siyaasadeed mid dhaqaalaha iyo bulshadeed.
  4. Dhisida iyo waliba xoojinta awoodaha nidaamka garsoorka, gaar ahaan awoodaha garsoorka oo latayeeyo, ayada oo la ilaalinayo, sinaanta iyo cadaaladda,kalsoonida, ixtiraamka dastuurka iyo shuruucda kale ee wadanka u leeyahay.
  5. Dajinta mabaadi wax-hagta iyo fududaynta waxyaabaha la xiriira si arimaha cadaaladda loo dhamaystiro waqtiga ugu dhaw.

WASAARADDA WAXA ASAAIGA U AH

  1. In lasaraysiiyo cadaaladda, runta, sharafta, sinaanshaha, shafaafiyad, iyo ilaalinta xuquuda uu leeyahay shakhsiga ka wada dhaxaysa muwaadiinta oo dhan.
  2. Hogaamin iyo hufnaan, mas,uuliyadda oo laxanbaaro, taas oo ay ku dheehantahay tixgalin la isdhaafsado, iyo wada shaqayn si loo xaqiijiyo ahdaafta wasaaradda.