Home » Dhacdooyinkatitle_li=Qormooyintitle_li=Uncategorizedtitle_li=Wararkatitle_li=Warfaafin
legalaid2

Shirka Wadatashiga qaran ee Siyaasadda kaalmo-Sharciyeedka

  Ayado laga duulayo baahida loo qabo in kor loo qaado sareeynta sharciga guud ahaan wadanka, lana fulinayo waajibaadka dastuuriga ah si loo gaarsiiyo adeeg cadaalad bixinta dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, waxay Wasaaradda Cadaaladda Federaalka Soomaaliya qortay Qaab-Siyaasadeed Qaran oo la xariira bixinta kaalmada sharciyeed si dadka nugul u helaan difaaac sharci oo bilaaash ah. Shirkani

Continue Reading.
Testing