Wasaarda cadaaladda oo muqdisho ka furtay Tabar lagu baranayo hanaanka Sharci qorista (Legal drafting)

Wasaarda cadaaladda  oo muqdisho ka furtay Tabar lagu baranayo hanaanka Sharci qorista (Legal drafting)  Avv. Xasan Xuseen Xaaji- Wasiirka Cadaaladda & Arr.Garsoorka ayaa Muqdisho ka furay tababar lagu baranayo hanaanka sharci-qorista. Tababarkaan oo socondoono mudo 5 maalmood ah ayaa waxaa lagu baran doono hanaanka sharci-qorista iyo farsamooyinka muhiimka u ah Sharci-qorayaasha kashaqeeya wasaaradda Cadaaladda XFS

Continue Reading.

waxay wasaarada Cadaalada qabatay shirkii kaalmada sharciga ee bilaha ahaa

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumada Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Waaxda Sharciyadda qeybta Kaalmo-sharciyeedka Waxay qabatay Shirka Billaha ah ee isku-duwida Kaalmada Sharciga Waxaa kasoo qeybgalay Shirka Hay’adaha bixiya Kaalmada Sharciga sida SSWC, ASWL, SOWDEN iyo Xeel-dheerayaal ka tirsan Wasaaradda Cadaaladda Waaxyaheeda Kala duwan. Waxaa shirka looga wada hadlay sidii Wax looga qaban lahaa Kaalmada

Continue Reading.
nag_5

R/WASAARE KHAYRE OO XARIGA KA JARAY XAFIISYO LAGU QABTO CABASHOOYINKA DADWAYNAHA OO AY FURTAY WASAARADDA CADAALADDA

Xafiiskaan cabashooyinka dadwaynaha oo wasaarada Cadaaladu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka furtay wasaaradda ayaa  loogu talagalay in lagu qabto Cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ee la xiriira dhinacyada Cadaaladda iyo talo bixinta. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo taarikhdu tahay September 10, 2017  si rasmi ah xarigga uga jaray xaruntaasi,iyadoo ay goob

Continue Reading.
0.2

SHIRKA WADATASHIGA QAREENNADA HAWEENKA QARANKA SOOMAALIYEED

Wasaaradda cadaalada dowlada federalka soomaaliya ayaa qabatay shirka wadatashiga qareennada haweenka qaranka soomaaliyeed,  kaas oo socon doona muddo 3 maalmood ah, kulan kaan waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 20 haween  oo qareeno ah, kuwaas oo ka kala yimid gobolada dalka mudda kulankaan u socdo waxaa diirada lagu saari doonaa xal u helida

Continue Reading.
1

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Wasiirkii hore

Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda oo ay ka mid yihiin Ra,iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda , Xeer ilaaliyaha iyo Garyaqaanka guud e qaranka Xildhibaano iyo Mas,uuliyiin kale iyadoo halkaas ay xilka ku kala wareegeen wasiirka cusub ee

Continue Reading.
20160815_111312 (1)

Ansaxinta Xeerka Dhaqanka Ee Xalinta Khilaafaadka

Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada faderaalka Soomaaliya ayaa muqdisho ku qabatay kulan Ujeedkiisu yahay ansaxinta xeerka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka, kaa oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka culimada iyo Maamul Gobolka Banaadir, dawalad goboleedka Jubbland, Dawladda koonfur Galbeed, Dawlad Gobleedka Puntland, Dawaladd Goboleedka Galmudug, Ururka Qarneeda  Somaaliyeed, Mamul goboleedyada Hiiran iyo Shabelle.. Shirka oo loo qorsheeyay in labo

Continue Reading.
1.1

Aqoon –isweydaarsi ku saabsan Horumarinta Hannaanka Caddaalada oo lagu qabtay Wasaaradda Caddaalada

Shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaalada oo ka socday mudo 4 maalmood ah  magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayey horumarinta arrimaha Caddaalada, lagana soo saaray War-murtiyeed ayaa waxaa soo xiray soo xiray Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya, Gudoomiyaasha maxkamadda Sare, Xeer

Continue Reading.
Testing