Home » Qormooyintitle_li=Wararka
1

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Wasiirkii hore

Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda oo ay ka mid yihiin Ra,iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda , Xeer ilaaliyaha iyo Garyaqaanka guud e qaranka Xildhibaano iyo Mas,uuliyiin kale iyadoo halkaas ay xilka ku kala wareegeen wasiirka cusub ee

Continue Reading.
1.1

Aqoon –isweydaarsi ku saabsan Horumarinta Hannaanka Caddaalada oo lagu qabtay Wasaaradda Caddaalada

Shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaalada oo ka socday mudo 4 maalmood ah  magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayey horumarinta arrimaha Caddaalada, lagana soo saaray War-murtiyeed ayaa waxaa soo xiray soo xiray Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya, Gudoomiyaasha maxkamadda Sare, Xeer

Continue Reading.
legalaid2

Shirka Wadatashiga qaran ee Siyaasadda kaalmo-Sharciyeedka

  Ayado laga duulayo baahida loo qabo in kor loo qaado sareeynta sharciga guud ahaan wadanka, lana fulinayo waajibaadka dastuuriga ah si loo gaarsiiyo adeeg cadaalad bixinta dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, waxay Wasaaradda Cadaaladda Federaalka Soomaaliya qortay Qaab-Siyaasadeed Qaran oo la xariira bixinta kaalmada sharciyeed si dadka nugul u helaan difaaac sharci oo bilaaash ah. Shirkani

Continue Reading.
Testing