Fursad Shaqo oo kabanaan Wasaaradda Cadaaladda “Job Vacancies announcement”

Waxaan kuwargalinaynaa Dhamaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Shaqo-doonka ah, buuxina kara Shuruudaha shaqadan in ay soo codsadaan Fursadaan Shaqo oo kabanaan Wasaaradda Cadaaladda “Job Vacancies announcement”.3 PARALEGALSTERMS OF REFERENCE (TOR).pdf

Continue Reading.
nag_5

R/WASAARE KHAYRE OO XARIGA KA JARAY XAFIISYO LAGU QABTO CABASHOOYINKA DADWAYNAHA OO AY FURTAY WASAARADDA CADAALADDA

Xafiiskaan cabashooyinka dadwaynaha oo wasaarada Cadaaladu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka furtay wasaaradda ayaa  loogu talagalay in lagu qabto Cabashooyinka bulshada Soomaaliyeed ee la xiriira dhinacyada Cadaaladda iyo talo bixinta. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo taarikhdu tahay September 10, 2017  si rasmi ah xarigga uga jaray xaruntaasi,iyadoo ay goob

Continue Reading.
0.2

SHIRKA WADATASHIGA QAREENNADA HAWEENKA QARANKA SOOMAALIYEED

Wasaaradda cadaalada dowlada federalka soomaaliya ayaa qabatay shirka wadatashiga qareennada haweenka qaranka soomaaliyeed,  kaas oo socon doona muddo 3 maalmood ah, kulan kaan waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 20 haween  oo qareeno ah, kuwaas oo ka kala yimid gobolada dalka mudda kulankaan u socdo waxaa diirada lagu saari doonaa xal u helida

Continue Reading.
1

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Wasiirkii hore

Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda oo ay ka mid yihiin Ra,iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda , Xeer ilaaliyaha iyo Garyaqaanka guud e qaranka Xildhibaano iyo Mas,uuliyiin kale iyadoo halkaas ay xilka ku kala wareegeen wasiirka cusub ee

Continue Reading.
20160815_111312 (1)

Ansaxinta Xeerka Dhaqanka Ee Xalinta Khilaafaadka

Wasaaradda Cadaaladda Xukuummada faderaalka Soomaaliya ayaa muqdisho ku qabatay kulan Ujeedkiisu yahay ansaxinta xeerka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka, kaa oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka culimada iyo Maamul Gobolka Banaadir, dawalad goboleedka Jubbland, Dawladda koonfur Galbeed, Dawlad Gobleedka Puntland, Dawaladd Goboleedka Galmudug, Ururka Qarneeda  Somaaliyeed, Mamul goboleedyada Hiiran iyo Shabelle.. Shirka oo loo qorsheeyay in labo

Continue Reading.
1.1

Aqoon –isweydaarsi ku saabsan Horumarinta Hannaanka Caddaalada oo lagu qabtay Wasaaradda Caddaalada

Shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaalada oo ka socday mudo 4 maalmood ah  magaalada Muqdisho, kaasi oo looga hadlayey horumarinta arrimaha Caddaalada, lagana soo saaray War-murtiyeed ayaa waxaa soo xiray soo xiray Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya, Gudoomiyaasha maxkamadda Sare, Xeer

Continue Reading.
Sequence-03.Still006

Kulan looga hadlayay Hindise Sharciyeedka la dagaallanka Musuq-maasuqa oo lagu qabtay wasaaradda Caddaalada

Kulankaan wadatashi ah oo looga hadlayay qabyo qoraalka hindisi sharciyeedka la dagaalaka musuq maasuqa oo ay soo diyaarisay wasaaradda caddalaada ayaa maanta loo soo bandhigay qaybaha bulshada si ay talooyinkooda ugu biiriyaan. Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano ka tirsan Barlaamanka federaalka, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, xogeyaha Joogta wasaaradda caddaalada iyo bulshada

Continue Reading.
legalaid2

Shirka Wadatashiga qaran ee Siyaasadda kaalmo-Sharciyeedka

  Ayado laga duulayo baahida loo qabo in kor loo qaado sareeynta sharciga guud ahaan wadanka, lana fulinayo waajibaadka dastuuriga ah si loo gaarsiiyo adeeg cadaalad bixinta dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, waxay Wasaaradda Cadaaladda Federaalka Soomaaliya qortay Qaab-Siyaasadeed Qaran oo la xariira bixinta kaalmada sharciyeed si dadka nugul u helaan difaaac sharci oo bilaaash ah. Shirkani

Continue Reading.
vision-2016

The Vision 2016 strategy will be infused by a sense of urgency and guided by core principles

The establishment of the Cabinet Committee on Inclusive Politics – among other Cabinet Committees – was underpinned by the rationale  to reflect and execute an inclusive leadership of the mammoth task to complete the successful and seamless transition to democracy by  the completion of this government’s term in Office on September 10, 2016. In this

Continue Reading.
Testing